0
Sida ay xaqiijinayaan dadka ku socdaalay agagaarka xarunta CID-da ee magalada Muqdisho, waxaa xiran oo shacabka loo diiday in ay maraan wadada hor marta xaruntaasi kadib markii halkaasi la tubay eedeysanaayan a
Read more...
0
Mr. Hoosow oo hogaaminaya Kolonyo Malaqyo ah ayaa waxay kusii socdaan saaka Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.
Read more...
1
Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka waday Xukuumada ayaa sheegay inay ka laabteen, kadib markii ay u cuntami weysay qaabka wax loo waday ee la doonayay in Xukuumada lagu rido.
Read more...
0
Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha u ah caasiamada dalka Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan lagu arkayaa dibad baxayaal marba marka ka danbeysa soo badanaya oo ku dhawaaqaya dowlad diid doo
Read more...
15
Gudigii KMG ahaa ee ka koobnaa 12 xubnood oo uu ku jiro gudoomiye hoosow aya waxa adacweeyeen Gudoonkooda hoosow oo lagu eedeeyey Keli Talinimo iyo isla weene aan meesha yaalin ayadoo xubnihii la shaqeynayey ma
Read more...
1
Malaaqyadii deegnaanka ayaa waxay galabta farta ugu yeereen mudane C/hoosow gudoomiyihii KMG ahaa ee asaga iyo Maamulkiisa khilaafka soo dhex kala galay.
Read more...
23
Kulan ay xalay ku yeesheen Hotelka Kuwait ee magaalada Muqdisho Xildhibaanadii xaq doonka ahaa aya waxaa la isla meel dhigey sida laga yeelayo go'aanka iyo soo jeedinta balanqaadyada uu soo jeediyey madax
Read more...
9
Maamulka cusub ee gobolka Bay ayaa la sheegay inuu soo dhexgalay khilaaf aa aad u xooggan, kaasoo keenay inay joogsato wadashaqeyntii u dhexeysay guddoomiyaha gobolka iyo xubnaha kale ee maamulka gobolkaas ku j
Read more...
3
Xildhibaanka ayaa sheegay in sidoo kale ay muhiim tahay in deegaanada ay haystaan al Shabaab ee gobolada Jubooyinka laga saaro marka hore, iyadoo arrimahaasi oo dhan jirina aan la iska sameyn karin Maamul.
Read more...
0
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo xalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho laga maqlayay hugunka madaafiicda oo ahaa kuwo ku soo daadanayay nawaaxiga X
Read more...
0
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa goor dhow gaaray Maagaalada Khartuum ee Xarunta Wadanka Sudan.
Read more...
14
Qaar kamid ah Ururada Bulshada Rayidka Fadhigoodu yahay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo diidey sida ay BANA Usheegeen iney shucuurtooda ka muujiyaan Arinta fool xumada dhul boobka ah eek a jirta Kismaayo
Read more...